https://andro.io/app/xeel-daaq
Xeel-Daaq for  Android – Latest Version & Features app icon
Android app profile

Xeel-Daaq for Android – Latest Version & Features

by

4.0 (0 ratings)
Power 100

Price

free

Version

Updated

Size

Bytes

Rate this app

How do you feel about Xeel-Daaq?

Thanks for your feedback!

> 2.2k

Monthly Downloads

~$900

Estimated Cost

Screenshots

About Xeel-Daaq

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad ku gudajirto.
Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan ama inay dhici doonaani.
Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado go‟aankaaga.
Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil.
Xeeldaaqna waa intaba.
Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u ahi waa boorrin iyo tusaalayn.
Waana gudbin ujeedadoodu iyo inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu ogaansho u qalmo.
Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,oo waxa ula-jeedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u yeeshaan maaraynteeda.
Hab raacu waa kala gedismi karaa siday ayaamihii tagay werinayaan.
Lama hayo jid toosan oo laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi ka tolan tahay.
Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay.
Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run may sheegin.
Layskaga mid maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wax kale.
Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.

Share

Share Xeel-Daaq

Help others discover this Android app.

Xeel-Daaq

Xeel-Daaq

Free

Get