https://andro.io/app/tasbih-13uyi
Wardi Tasbiix for  Android – Latest Version & Features app icon
Android app profile

Wardi Tasbiix for Android – Latest Version & Features

by

4.0 (0 ratings)
Power 100

Price

free

Version

Updated

Size

Bytes

Rate this app

How do you feel about Wardi Tasbiix?

Thanks for your feedback!

> 2.2k

Monthly Downloads

~$900

Estimated Cost

Screenshots

About Wardi Tasbiix

* Waxa uu leeyahay appkan astaamo la mid ah tan tirinta Tasbeexda dhabta ah.* Waxay noqon doontaa kaaliyahaaga ugu weyn markaad samaynayso wardi tasbiix.* Ha ka welwelin in tusbaxa guriga looga tagay.* Waxa uu leeyahay appkan Adkaarta subaxa iyo galabta.* Waxa uu leeyahay appkan 99ka magac ee allah iyo macnahooda.99 Magac ee ALLE ama AsmaUlXusna waxay ka dhigan yihiin Magacyada ugu Quruxda badan (Allaah).
"Allaah" waa magaca ugu sarreeya, rabbaaniga ah ee awoodda badan ee Alle SWT.
Sagaalka iyo sagaashanka magac ee Alle waa sifada aAlle SWT.
Waxaad ku baran doontaa mid kasta oo sharafta leh magaca ALLAH oo macneheedu yahay Afsoomali App-ka waa sadaqo weligeed ah (Sadaqa Jariah).
Markaa la wadaag app-kan asxaabtaada iyo xubnaha qoyskaaga..

Share

Share Wardi Tasbiix

Help others discover this Android app.

Wardi Tasbiix

Wardi Tasbiix

Free

Get