https://andro.io/app/sharstore
Share Store Market for  Android – Latest Version & Features app icon
Android app profile

Share Store Market for Android – Latest Version & Features

by

4.0 (0 ratings)
Power 100

Price

free

Version

Updated

Size

Bytes

Rate this app

How do you feel about Share Store Market?

Thanks for your feedback!

> 2.2k

Monthly Downloads

~$900

Estimated Cost

Screenshots

About Share Store Market

Aragtida ka danbeeysa aas aaska shirkaddan oo aay dhidibada u taageen dhalinyaro smaaliyeed ayaa ah ● in loo arkay inuu muhim uyahy suuqa casriga ah ee ku dhisan habka fudud ee digital ka ah, maadama uu fursad siinayo shirkad walbo in agabkeeda ganacsi ee ku soo bandhigto suuqa, iyadoo ku kalsooni qabto in si fudud ay ku hesho customers ama macaamiil.
• Suuqu waxa uu udub dhexaad uyahy mar walbo isku xirka kan wax iibiyo iyo midka iibsadaha ah.
• Shirkadaha ganacsi ee suuqa Share Store la yimaada items ka ay iibiyaan waxa u sahlanaanayso in si fudud loo barto nooca ganacsi ay yihiin iyo waxa ay iibiyaan, taas oo ka dhigan inay ka maarmaan suuq gayntii ay sameen jireen.
• Suuqu waxa uu fursad kuu siinaya in aad ka dhex shaqeysato adiga oo aan badeeco la imaanin.Kaliya waxaad share link ku sameynaysa badeeco, hadii uu iibsado qofka aad la wadaagtay waxaad heleysaa lacag commision ah, taas oo cadadkeedu dhanyahy hadba sells market ka aad sameeysay inta uu la egyahy ama percentage ka uu ku ogalaanayo suuqa, adiga oo marka horeba sii ogaanaya lacagta aad commision ahaan u heli doonto.

Share

Share Share Store Market

Help others discover this Android app.

Share Store Market

Share Store Market

Free

Get