https://andro.io/app/barashadadahaarada
Power 100
Android app profile
Barashada Dahaarada for Android – Latest Version & Features
by Soomaal Tech
★★★★★
(0 ratings)
Rate this app
How do you feel about Barashada Dahaarada?
Thanks for your feedback!
> 2.2k
Monthly Downloads
~$900
Estimated Cost
Screenshots
About Barashada Dahaarada
Cutubkan Barashada Dahaaradu waxa uu ka mid yahay Silsilad Fiqi ah, oo aanu soo wadno, taasi oo magaceedu guud uu yahay BARO HAB-DHAQANKA NOLOSHAADA.Dahaaradu waxay u qaybsantaa laba nooc:- Qalbiga oo laga nadiifiyo: xaasidnimada, naceybka iyo ceebaha.- Iyo Jidhka ama Weelka oo laga nadiifiyo wasakhda (Tani waa ta cibaadada lagu banaysto, sida; gudashada salaada, Iyo wixii la mid ah...)