https://andro.io/app/amanah-1rxes
Amanah for  Android – Latest Version & Features app icon
Android app profile

Amanah for Android – Latest Version & Features

by

4.0 (0 ratings)
Power 100

Price

free

Version

Updated

Size

Bytes

Rate this app

How do you feel about Amanah?

Thanks for your feedback!

> 2.2k

Monthly Downloads

~$900

Estimated Cost

Screenshots

About Amanah

Qaybta Tagsiga• Dalbo bajaj qiima jaban iyo tixraac leh.
• Ku adeego werwer laaan amni iyo muran laaan.• Farxad iyo nabadqab ku gaadh goobtaad rabto.• Dirawalo shaqada u tababaran oo khibrad leh.• Apka amanah wuxuu meesha ka saarayaa muran xaga qiimaha ah oo idin dhexmara adiga iyo dirawalka.• Waxaa jira xafiis lagala socdo dhaqdhaqaaqa dirawaliinta iyo xalinta cabashooyinka macmiisha.Qaybta Alaab Qaadista• Dalbo alaab kasta oo aad u bahantahay adigoo gurigaaga ama goobtaada jooga.• Tukaan kasta oo jijiga ku yaala iyo alaabooyinka u hayo ayaad ka helaysaa appka dhexdiisa.• Waxaa kale oo aad samayn kartaa dalab ku gaar ah.• Dalabka la hubiyey, waxaa lagu heli doonaa 45 daqiiqo gudahood.• Dalabkaaga marka la aqbalo, waxaad la soconaysaa heerarka uu marayo dalabkaagu.• Si toos ah ayaad uu arkaysaa dirawalku meesha uu marayo(gps) iyo xogtiisa oo dhamestiran ilaa alaabtaadu ku so gaadho.• Intaa kadib waxa jira Hab casri ah oo lagu hubinayo in alaabtaadii ku soo gaadhay.

Share

Share Amanah

Help others discover this Android app.

Amanah

Amanah

Free

Get